Bitcoin oo ka dhax muuuqanaya isbadalada siyaasadeed ee dunida galbeedka.

Bitcoin ayaa qiimaha la kala siisto waxan arkeynaa in uu si daganan ah uu sara ukac usameynayo, inkastoo hadane ay jiraan xiliyo la dareemayo In hoos udhac uu jiro. Dhanka kale xiisada coladeed ee ka dhax oogan nato iyo ruushka ayad moodaa in bitcoin door muhiim ah uu ka tagan yahay.

 

Marka la eego dhaq dhaqaaqa ruushka gaar ahan dhinaca bitcoin iyo sharciyada cusub, ee uu ka soo saarayo, bitcoin ayaa la dareemaya in sida dahabka uu xiliyada colaadaha oo kale loo isticmaali karaayo in ganacsi iyo wax isdhaaf siba lagu sameyn karo, taas oo hada uriixaysa wadamo badan in bitcoin lacag ahan ay u aqoonsadaan si ganacsi aan cidina hor istaagi kareyn ula wadaagan adduunyada inteeda kale,

 

halka wadanka el Salvador oo hore bitcoin lacagta qaranka wadanka u aqoonsadayna uu helaayo wadamo ku garab ah, taas oo sii xoojin kareysa bitcoin in uu lacagta dunida ee wax la isku dhaafsado uu noqon karo, warbixintan iyo wararkale oo dhinaca suuqa kiribto ah muqaalkan Ayaan ku eegaynaa halkan ka daawo.

Bitcoin oo kalin ka qaadanaya isbadalada siyaasadeed ee dunida galbeedka

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply