Sara ukac xoogan ayaa laga dareemayaa, qiimaha kala siisti Bitcoin, 72 saac ee ugu danbeysay, dollarka lagu qiimeeyo ayan hoos, usii dhacaya hor’muudka lacagaha kiribto ayaana $11,296 xiligan la kala siisanyaa,
wuxuna isla todobaadkan uu ka soo kacay qiimihisa meshii ugu hooseysay, ee $10,400 halka malininmadii jimcaha ahay la arkay, isagoo la kala siisanayo, $11,500 inkastoo darbi uu kala kulmay adag.
Indho’indheeyayaasha lacagaha kiribto ayana hada taagan, bitcoin waa in uu xajiyo ka dul tilaabida darbiga $11,850, oo ah, darbi yara adag, si loo xaqiijisto sii socoshada sara ukaca hada suuqa uu galay.
Bitcoin ayana hada ka yara sareeaya, darbiga sacidida u ah ee $11,288, inta uu joogo darbigan ayana bitcoin usii shidaal qadan karayaa, ka dul tilaabida darbiga adage, ee dhinaca kore naga sugaya, $11,850 malmaha soo socdan ayaana rajadu tahayne in la arko qiimahan oo bitcoin la kala siisanayo,

xogta Whale_Map
Waxaa macquula ah in aan ugudubno qiimihii bitcoin la kala siisan jiray bishii agoosto bartamaheedii bitcoin ee $12,500.
Sara ukaca qiimaha ayan hada yimid ka dib baahintii shirkada Square ay baahisay gadashada bitcoin oo ay ku gadatay $50milyan taas oo dad badan tagan yihin waxay adkeyneysaa jiritaanka mudada dheer ee bitcoin in dadku u haystaan hanti looga badbaadayo sicirbararka iyo dhimadashada lacagta cadiga ah ee dollarka.
Maxay kula tahay aragtidada noo reeb mahadsanid
Comments (No)