Bitcoin Waa Tagayaa Qiimihiisa $340Kun. Haduu Sidii 2016 Oo Kale Noqdo Mowjadihiisii Kala Barka Ka Dib…

Marka la eegayo, taariikhda qiimaha bitcoin, iyo tariikhda kala barista bitcoin, marwalba oo bitcoin kala baristiisu dhacdo, dhinaca qodoshada, waxaa is badala qiimaha bitcoin suuqa caadiga ah kala siisto.

 

In bitcoin tago qiimaha $340kun, oo dolarka mareykan ka ah waxay ka imaaneysaa xogta laga helaayo, qiimihiisa kor iyo hoos marka loo xisaabsho dhinaca mowjadihiisa,

Bitcoin garaf tariikheedkiisa iyo kala barisyadii hore.

btc garaf mowjadaha bitcoin

xogta ChartsBTC/ Twitter

Mid ka mid ah garaf eegayaasha bitcoin oo lagu magacaabo chartsBTC, ayaa bartiisa twitterka soo dhigay, hadii bitcoin mow jadihisi hore, oo kale uu u dhaqmo, oo macnaha wixii tariikhda u galay uu markale, waxooga kala yimaado, waxan sugnaa waa bitcoin oo 18ka bilood ee nagu soo fooda leh aan aragno, bitcoin oo la kala siisanayo $250,000 ama $1.6milyan muqaalkan ayan arimahas iyo arimo kale oo suuqa ku saabsan ku falan qeyneynaa halkan ka daawo  

Xog Sheegaysa in uu Bitcoin tagayo 340,000 ontology,neo, ethereum iyo xaalka kiribto iyo maanta?

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply