Ethereum Oo Ku Wajahan $290 Hadii Uu Jaro Mid Ka Mid Ah Dar Bigan Adag

Ethereum ayaa rajo wanaagsan laga qabaa maalmaha soo socda ama asbuucayada nagu soo wajahan  in qiimihiisu sara ukac laga dareemo inkastoo, hada koynka uu joogo eeriyadan $200

Indho’indheya yaal ayaa tilmamaya in wali qaabka suuqa Ethereum heyso kal sooni gadasho, badan ah eeriyada $185, darbigan ayaa ah mid hadii ay ilaashadaan qolooyinka iska gadaya Ethereum, u dhalin kareysa, in qiimaha la kala siisanayo ethereum, cirka isku shareero

Qaar ka tirsan indho’indheeyayaasha ayana farta ku fiiqay,  hadii qiimaha la kala siisto Ethereum kor u kac sameeyo, tagi karayo ilaa $290, oo ah meshii ugu sareysay sanadkan, ee darbiga adag Ethereum kala soo kulmay, uguna sareysay qiimihiisa,

 

Waxana xusuus mudan, marka loo eego eth,garafka loo yaqan M.A’ga uu tilmaamayo xili gadasho ah marka mudada gaban loo ego, dadka hada gadanaya Ethereum, ayana ku dadalaya, in garafkan uu san kaga noqon, eeriyadiisii hore ee gadayasha Ethereum, wada ilashanayaan,

Ethereum ayaa hada jooga eeriyada $200, iskastoo uu la kulmay iska gadid

Xiliga warbixintaan an qoreyno, eth,waxuu kor usoo qali’yoobay  ilaa 2% waxana la kala siisanayaa,$200 waxuna qiimihiisii hoose ahaa $192 oo malin nimadii shalay hoos udhac guud ka jirtay lacagaha kiribto oo dhan

 

Dadka gadanaya ayaad moodaa in eth, iska gadayaan marka qiimuhu kor udhaafayo eeriyada $200, oo noqoneysa in koynku dib usoo laabto, balse Ethereum ayaa wali ka hooseeya qiimihii kore, ee $230 oo asbuucyo badan aan ku arkeynay, halka marka bitcoin kugada shadiisana koynku hoos qiimihiisa u soo dhacay

Ethereum ayaa marka laga soo tago qiimahan hooseya, laga sugi karayaa in uu kor ukac dhinaca qiimaha sameeyo

garafka ethereum afsomali

sawirka Courtesy of Crypto Michael

Indho’indheeye kale ayaa qaba, in uu wali aamin sanyahay in Ethereum, boos macquul ka joogo, marka loo eego qiimaha $185, darbiga ah oo muujinaya, in wali sara ukac laga sugan karo eth,

Wuxuna intaa raaciyay hadii eth, darbigan difaacdo, waxay keeneysaa in lagu arko goobaha kala ah $250 ilaa $290, koynka wuxuu hada ku wajahan yahay in uu dib u milicsado eeriyadiisii, bishii febarayo iyo marso,ee kala ahaa $250 $285 ilaa $290

 

Dhan ka kale eth, wuxuu wali haystaa garafyo muujin kara, kor usii socoshadii, sida marka laga xisaab qaato, qiyaasta, dhaq’dhaqaqa 100,ka maal’mood iyo 200 ee maal’mood oo loo xisaabayo  qaab maalin ah .

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply