Garafyo Muujinaya In Bitcoin Sara Ukac Ciisan Kuwajahan Yahay Qiimaha $17.200

waa todobaad wanaagsan  oo kiribto soo maray marwalba oo bitcoin isku dayo in uu jaro darbiga $10.000 oo ah mid maskaxiyan dad fara badan badala, dareen kooda ku aadan maal’gashiga bitcoin

 

waxay ahayd uun, 8 bishan may, barkuu bitcoin isku dayey in uu ka dul tilaabo $10.000 balse ma noqon mid dhabowda wixii intaa ka danbeyay dhowr jeer ayuu isku dayay bitcoin darbigaas, balse waxaa intaa dheer kala baristii, sedexaad ee bitcoin oo dhacday 11 bishan taas oo wax badan ka badaleysa sabalayga, bitcoin ee minersku helayaan, oo la kala baray

 

intii anu kala barida bitcoin dhicin waxaa la kala siisanayey $8.100 bitcoin, wuxuna bilaabay qiimihiisu sara u kac sameyn xoogan ah, oo bticoin, ilaa $9.950 inkastoo uu kala soo kulmay diidmo, oo uu dib uga soo laabtay eeriyadas, ayaa waxaa bitcoin hada la kala siisanayaa $9.718 wuxuna 24kii saac ee ugu danbeyay kor usoo kacay ilaa 3.19%

 

mid ka mid ah indho’indheyayaasha bitcoin ugu caansan oo lagu magacaabo MagicPoopCannon, aya tagan, xogta ha bitcoin, wuxuu muujinayaa qiyaas ahan sidii 2018 meshiisii ugu saraysay ee uu tago qiimhisa $17.200 in uu tago

garafka bitcoin

xogta MagicPoopCannon Tradingview

garaf muujinaya natiijadan iyo meesha uu ka keenay ayuna nagu la wadaagay garaf aqriye Tradingview, indho’indheeyahan ayana sharaxaya da’bac soo dagista ama hoos usoo noqoshadii 2019 ee bitcoin, haduu qiyaas da’bacu kor u dhaafo dagista kan ah wuxuu bitcoin wajahayaa darbiyo badan oo kan ugu danbeeya yahay kana $17.200  sida uu calamada dhibcaha binkiga ah noogu tilmamaayo.

 

hadii btc kor ukacan kalifo in uu kor udhaafo qiimaha $10.600 waxan arkaa fursad wanaagsan oon ku gareyno $14.000 eeriyadeeda, taas oo noo horseedi, karta ilaa $17.200

bitcoin wuxuu wajahayaa, darbiyo adag waxayna kala yihiin

marka aad dib u eegto garafkan, kor ka muuqda, waxad arki kareysaa, xariijinta madowga ah ee ka soo dageysa qiimihii ugu sareeyay ee btc la kala siisto, waxayna soo dul martaa xili qiimeedyo, bitcoin oo kala duwan balse qeybta hada garafka uu kaga wajahan yahay ayaa ha eeriyada $10.600 $12.000 ilaa $14.000 garafkan ayana soo dajistiisu ka soo bilabataa bilowgiisa disembar 2017

 

waxan arki kareynaa darbiyadan adag iyo meelaha difaca ay ka leeyihiin hoos udhaca 2dii,sano iyo barka ah xariijimaha madow soo kabsashadooda barsan teejkan an ka mareyno 38.2% suuq xumidii 2018, oo gaduud ah ayana arki kareynaa

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply