Mar Haduu Bitcoin Tagay in La Kala Siisto $10.000 Qiimaha Xigi Doona muxuu noqon..

Waxaa ka hartay oo Qura Kala Barida Bitcoin 3maalmood Waana Tan hada loo nis,beynaayo in bitcoin laga arko $10.000

Laga yaabee tani in ay tahay mid ka soo hor martay xiligii la filayey, bitcoin hada wuxuu gaaray barsanteej aad uwayn marka loo eego febarayo 24tii 2020,

Xilgan aan qoreyno xogtan bitcoin wuxuu 10kii maalmood ee ugu danbeysay soo qaaliyoobay qiimo ahan 35% , way adkeyd in la qiyaaso bitcoin oo laba bil ka yar la kala siisanayay qiimo ahaan $3.600 taasoo maal,gashtayaashii xiligaas lacagtooda ay uga soo labaneysay 3 jibaar kabadan lacagtey maal,gashteen

garafka bitcoin

Marka mudada gaban la fiiriyo bitcoin waa hadii bitcoin uu xajisto, qiimaha $10.000 waxaa xigi doona darbiga gaban ee $10.300 ilaa $10.500

Darbiga udub dhaxaadka ah ee ayaa laga yaba in uu noqdo darbi adag sababtoo ah 2020 bishii febarayo wuxuu ka soo laabtay $11.000 oo ah darbi xoogan kadibne wuxuu mudo noq noqonayey darbiyada ah $9.800 ilaa $9.400

Ciyaari labo qola kama wada qos liso

garafka lacagta raqiista ah

Iyadooo sarfileyda bitcoin qoslayaan ayaa hadane waxaa jira koynanka la isku dhaho altcoins oo dhinaca bitcoinka ayey gaduudanyihin waxayna dhumiyeen waydiintii dhinaca bitcoin ee lagu kala sarifan jiray waxa suuqa lacagta ugu badan hada ku socotaa bitcoin oo sheerka guud suuqa isaga kaliya uu heysto 68% lacagta guud ee kiribto ku jirto,

Haddii sikale aan udhigo altcoins ayaa ah kuwo aad u raqiis ah marka lagu gadanyo bitcoin ahaan iyadoo qaarkoodna ayba dhinaca $dolarka xitaa xitaa raqiis yihiin

Tusale Ethereum oo listiga labaad ka ga jira suuqa lacagaha kiribto ayaa raqiis ah 3% marka suuqa bitcoin loo fiirsho ama aad rabto in bitcoin aad ku gadato wuxuna lumiyay 3.5% 24 saac ee la soo dhaafay sidookale XRP ayaa isne 6% hoos udhac dhinaca bitcoin kujira inta badan ayaana gaduudan sida aad sawirkaba ka aragtid

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply