Sicir Bararka Ku Dhacay Riyalka Iran Oo Kalifay in Bitcoin Gudaha Iran Lakala Siisto $35.000

Barlamaanka iiran ayaa u codeyay sharci amraaya in lacagta iran wax laga badalo iyadoo sicirbarar iyo fayraska karona iyo cunna qabateenada saran wadanka kalifayaan mar xalado sicir barar ah taasoo keentay in qiimahala kala siisanayo gudaha wadanka bitcoin cirka isku sharerto

Sida ay ku soo warameyso jariirada Mehr News ayaa sheegaysa in iraan soo rogtay sharciyo dhaqaaleed iyo wax ka badalka sharciyda bankiyada sharciyadan cusub ayana barlamaanka iran ogolaaday waxaa ka mid ah sharci dhigaya ama jaan goynayta qiimaha lagu kala sarifo lacagta tomanka iyo riyalka oo la sheegay in hadii riyal aad ku badaleysid toman qiimaha aa 10.000 riyal  labada sano ee soo socota

Sicirbararka iyo sida iiran manta ugu ordeyso helida bitcoin

fayraska karona

Horey waxaan iiran ugu naqaaney in qiimaha sarifka lacagaha qalaad dowladu jaan goyso halkaasna cidi u dhaafin tusaale 2018 sarifka riyalka iyo dolarka dowladu waxay jaan goysay in qimaha uu ahaado 42.000 riyaal dhanka  dolarka  sariflayaasha ka ganacsada sarifka lacagaha ayaa qaba In tani tahay qiimo aan melna tagin ilaa mudaas taasne waxay keentay in dadku ku soo bataan isticmaalka bitcoin gudada wadanka kaas oo qiimaha bitcoin riyal ahan lakala siisanyo hada 1.445.658.900 halka qiimaha dolarka marka la sarifana noqoneyso ku dhawaad $34.500

 

Iraan aya sanado badan la daala dhacaysa sicir barar ba an oo ka jira guud ahan wadanka taasoo ay sii dheertahay cunqabateenada wadanka marykanku ku haayo iran waxana jira dhibaatooyin  ka dhashay, markuu madaxweyne Trump 2018 ka baxay heshiiskii 2015 ee ahaa nuyuklerka iran kaas oo gudaha wadanka iran ka kiciyay mowjado dhaqaalo xumo kuwasoo horseeday dhibaatooyin kala duwan iyaadoo iran la daala dhacayday ayey hadane waxaa usii dheer musiibadan safmarka ah ee fayraska karona iyo qiima dhacii cuslaa ee suuqa saliida caalamka oo isna marba marka ka sii danbeysa hoos udhac uun ku socda

 

Marka xaalku sidan noqdo dadka ayaa inta badan raadiya jiho kale oo hantidoodu ugu badbaado dhibaatooyinka jira wana waxa keeneya In dadku kalsooni ku qataan bitcoin

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply