Suuqa Binance Oo Markii Ugu Horeysa Lacag $11 Bilyan La Isku Dhax Dhaafsaday Iyadoon

Qiimaha lakalasiisanayo bitcoin oo sii qaali yoobay  ilaa $9.000 na lagu arkay 29 april ayaa suuqa way nee sarifka Binance ninka madaxda ka ah uu sheegay in suuqoodu gaaray lacagta laysku dhax dhaafsaday ilaa $11 bilyan 24kii saac ee la soo dhaafay taas oo ah markii ugu horeysay oo suuqa Binance la isku dhax dhaafsado lacag intaa la eg

Changpeng Zhao oo ah madaxa suuqa sarifka Binance ayaa intaa  kudaray in 2018 suuqooda sarifku mar ka agdhawaaday cadadka lacageed ee manta la isku dhaafsaday suuqooda

Sarifleyda lacagaha kiribtada ayaa iyagoo fikiradooda cabiraya kuwadaagay bartiisa twitterka sheegayne in maalmaha soo socdo lacag inta kabdan suuqa imaandoonto loona baahay yahay in suuqyada waa wayn ee sarifku xamilaan tirada dadka  sida wada jirka gadasho iyo iska gadidaba ka sameynaya suuqyada si sistemyadu u istaagin loona diyaar garoobo

Waxana jiro suuqyo hada laga soo warinayo in sistamkoodu cuslaaday marka suuqu sidan oo kale cirka isugu shareero

Balse Binance ayaa lagu amaanay maanta in aan qofne culeys ka daremin suuqooda xiligii uu bitcoin cirka isku shareerayay

Sidaan hore udaabacnay kiribto somali tv dadka ayaa hada daremaya muhiimada kala barka bitcoin taas ayana ah tan ka danbeysa qiimo kacan bitcoin uu sara ukacay taas oo dadkane aad moodo in ay kal sooni ka qabaan

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply