Bankiga Dhexe ee Midowga yurub oo Tagan Waa In Bitcoin Dunida Oo Dhan Sharci Usameyso…

Haweeneyda Madaxda ka ah, bankiga dhexe, ee midowga yurub ee lagu magacaabo, Christine Lagarde, ayaa wareysi ay bixisay ku sheegtay in bitcoin shargi wada jir ah, oo dunida oo dhan ah loo sameeyo.

 

Hadalkan ayaana ahayn mid kii ugu horeeyay ee madaxda bankiyada dunida iyo hay’ada lacagta adduunkuba sheegan balse kala lahansho la aanta bitcoin netwoogiisa ayaa ahaan doona dhibta ugu way nee dunidu wajaheyso warbixintaan iyo warbixino kale muqaalkan ayan ku falanqeyneynaa 

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply