Idho Indheeye Jabaneys ah Oo Tilmamay in BITCOIN maal gashi wanaagsan yahay

Dhibaatad dhaqaale xumida ah ee adduunka iyo jahwareerka cudurkan safmarka ah  waxaa jira  maal-gashadeyaal fara badan oo eegaya haddii lacagaha kiribto  sida bitcoin, ay u tahay maalgashi wanaagsan iyaga. Falanqeeye reer Jabaan ah ayaa saadaaliyay baahida ay  maalgashtayasha waa wayn ee dunidu ugu bahanyihiin kiribto  sababtoo halista fayraska karona dunida galshay iyo seddex sababood oo muhiim ah oo lacahaga kiribto ay u yihiin maalgashi soo jiidasho leh.

Baahida Hay’adaha waa wayn ee dunida  Qalalaasaha Dhibaatada fayraska korona Kadib

Faafidda ‘covid-19’ oo musiibo caalami ah noqday waxay keentay xiisad dhaqaale oo aan horay loo arag, iyadoo IMF ay ugu yeerayso hoos u dhicii ugu xumaa tan iyo burburkii weynaa. Shirkado fara badan ayaana ku wayey howlahoodii dhaqaale iyo shaqaalaba waxaana soo baxday in sharkado fara badane albabada la iskugu dhufto hada hay,ado farabadan aya is waydiinaya Bitcoin iyo lagaha dhijitaalka ah mayihimadooda iyo maalgashi iyaga xagooda ufiican

Maamulaha guud ee shirkada Bitcoin Lab Tetsuyuki Oishi, oo isagu hadal ka jeedshay kulan ay soo qabanqabisay shirkadda dhaqaalaha ee Japan ee Fisco, ayaa la wadaagay saddex sababood horaantii toddobaadkan, sababta uu ugu arko baahi weyn oo ka timaadda maal-gashtayaasha hay’adda waawayn oo ku wajahan dhinaca lacagaha kiribto

Ugu horreyntii, wuxuu sheegay in suuqa saamiyada uu waayi karo soo jiidasho ka dib xiisadda fayraska korona sababtoo ah hoos udhaca ayaa ku yimid baahida loo qabo alaabada shirkado badan, taasoo dhalisay in muddo dheer hoos udhacdo macaashka shirkaddahaas . Wuxuu sharaxay

“Inta badan isku tanaasulka ayaa ah in dib-u-soo kabashada V-qaabkii qiimaha saamiyada ay adagtahay. Sidaa darteed, maalgashtayaashu  waxay u baahan yihiin inay raadiyaan fursado maalgashi oo aan ahayn suuqa saamiyada. Meelkasta lacag maanta maalgashtayashu iskama gelin karaan“

Marka xigta, falanqeeyaha wuxuu caddeeyey in lacagaha kiribtada  ayaa soo jiidasho leyihiin maxaa yeelay weli waxaa jira xiriir aad u yar oo u dhexeeya iyaga iyo maalgashiga suuqyada saamiyada. Wuxuu sharraxay: “Intii lagu jiray burburka, dabcan, dhammaan hantida waa lawada  iibiyay, dahab iyo bitcoin iyo suuqyada samiyada caalamka balse lacaga kriibto iyo suuqa hadabkaba waxti hore ayey soo kabasho wacan sameyeen Natiijo ahaan, waxaa jiri karaya waxoogaa in aad moodo in suuqyada saamiga calamka iyo kuwa kiribto is yara egtaan balse mustaqbalka ayan arki doonaa iska yara ag dhawashahan iminka noo muuqda

Sababta kale ee maalgashadayaashu u danayn doonaan lacaha kiribto  marka loo barbar dhigo noocyada kale ee hantida ayaa ah “mid ka mid ah hantida aan la shaacin, walina  maalgashadayaasha badankood aysan ku darsan hantidooda waa lacagaha kiribto gaar ahaan BTC,” Oishi isdultagay.

Marka loo eego heerka xiisaha loo qabo ‘lacagaha kiribto’, falanqeeyaha wuxuu soo xigtay warbixintii Dakhliga Grayscale Investments Q1 2020 ee muujinayey in raasumaal garaya $ 503.7 milyan ku maalgashteen lacagaha kiribto. “Tani waa cabirkii ugu badnaa abid,” ayuu qoray, isaga oo raaciyay in $ 388.9 milyan uu galay Grayscale Bitcoin Trust for BTC. Intaas waxaa sii dheer, 88% dhammaan maalgashiga lagu sameeyay rubuc-qarsoodiga waxaa leh maalgashadeyaal hay’ad ah. Oishi wuxuu intaas ku daray, “Waa war wanaagsan in xiisaha maal-gashadeyaasha loo qabo lacagaha qalaad aysan hoos u dhicin,” isagoo ku soo gabagabeeyey in xiisaha laga helo maal-gashadeyaasha hay’adda la filayo inay sii soconayaan ilaa musiibadan fayraska karona

Ka hor faafitaanka fayraska karona iyo jahwareerka dhaqaale ee soo socda, khabiiro dhaqaale ayaa horey u gutalin jiray soo-gaadhista qaar ka mid ah lacagaha loo yaqaan ‘kiribtada’ in lagu darsado hantiyada kale sida loogu darsado hadafka maalgashi.

JPMorgan, tusaale ahaan, waxay qoreen  warbixin bishii Febraayo in “Suuqa kiribto uu sii wado inuu bislaado, iyo kaqeybgalka ganacsiga lacagaha kiribto ee maalgashadayaasha hay’adaha hadda waa muhiim.” Saadaalinta in “Baananka ay waayi karaan awooddooda ay ku xayndaab sanyihiin sanadaha dhowrka sano ee soo socota,” Shirkadda waxay soo jeedisay in “suuqyada ciriiriga yar sida yen iyo dahabka waa inay qeyb ka noqdaan mid aadku xafidato waaxooga hanti ah mudada dheer

Nidaamyada ‘lacagaha kiribto’ waa in lagu daraa liiskan sidoo kale… sababta oo ah waxay si gaar ah u qaban kartaa meel aynan wali qiyaasi kareyn.

Comments (No)

Leave a Reply